Posts

Waa Maxay Barnaamijyada Ugu Fiican Ee Loo Adeegsado Raster Graphics?

Image
  Haddii Aad Tahay Graphic Designer Bilow Ah, Ama Khabiir Ku Graphic Design-Ka, Isticmaalka Ama Adeegsiga Barnaamijyada Graphic Design-Ka Ugu Fiican Waa Arin Mudan In La Tixgaliyo, Si Aad U Muujiso Kartidaada Iyo Hal-Abuurkaaga Ku Aadan Graphic Design-Ka, Oo Aad U Badasho Fikradaha Maskaxdaada Ku Jira Mid Muuqaal Ah Oo Ladaalacan Karo, Sidaa Darteed Ka Graphic Designer Ahaan Waa Inaad Barataa Barnaamijyo Dhowr Ah Oo Ku Saabsiisan Goobtan Graphic Design-Ka Ah. Maqaalkan, Waxaan Ku Baran Doonaa Software-Da Graphic Design-Ka Ugu Fiican Oo Ka Kooban Walxaha Ugu Horumarsan Iyo Aaladaha Ay Adeegsadaan Naqshadeeyayaasha Xirfadleyda Ah, Kuwaas Oo Kaa Caawin Doona Inay Soo Muujiyaan Muuqaal Qurux Badan. Waa Maxay Barnaamijyada Raster Graphics? Sawirada Bitmap Ama Raster Graphics Waa Sawiro Ka Kooban Koox Pixels Ah Oo Midba Midka Kale Ku Ag Yaal. Pixel Kastaa Oo Iyaga Ka Mid Ahna Waxa Uu Ka Kooban Yahay Midabyo Kala Duwan. Si Ay Ugu Danbayntii U Muujisaan Sawir Dhamaystiran. Markasta Oo Ay B...