Waa Maxay Barnaamijyada Ugu Fiican Ee Loo Adeegsado Raster Graphics?

 Haddii Aad Tahay Graphic Designer Bilow Ah, Ama Khabiir Ku Graphic Design-Ka, Isticmaalka Ama Adeegsiga Barnaamijyada Graphic Design-Ka Ugu Fiican Waa Arin Mudan In La Tixgaliyo, Si Aad U Muujiso Kartidaada Iyo Hal-Abuurkaaga Ku Aadan Graphic Design-Ka, Oo Aad U Badasho Fikradaha Maskaxdaada Ku Jira Mid Muuqaal Ah Oo Ladaalacan Karo, Sidaa Darteed Ka Graphic Designer Ahaan Waa Inaad Barataa Barnaamijyo Dhowr Ah Oo Ku Saabsiisan Goobtan Graphic Design-Ka Ah.

Comments